该应用程序包含Sh Omar Faruq撰写的《古兰经》。
这个程序包含真主古兰经,由谢赫·奥马尔·法鲁克(Alik Yarxam)设计。经过一段时间的努力,我们终于发布了Tafsiirka Quraanka这个应用程序,希望您将从Insha Allah中受益。
该应用程序将使您能够:
-要收听音频课程,请暂停,停止,重复,快进和快退
-如果您接听电话,课程将暂停,完成后,课程将从您离开的地方继续。
-音频课程的内容很小,因此不会消耗大量互联网数据
-您也可以阅读格式下载整个《古兰经》,以便在收听音频课程时更轻松,而在阅读《古兰经》中时不必停留在音频应用程序中,如果您离开音频课程,音频课程将不会停止
-您还可以与家人和朋友分享Tafsiirka Quraanka应用程序
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq,阿拉Ha U Naxariisto。 Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino,Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen。
Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:
-Casharada dhageysatid,hakisid,istaajisid,ku celcelisid,Horey u Wadid,gadaal u Wadid
-Inuu Casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco,markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi
-Inuusan kaa cuneenin互联网badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin
-Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga,intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa,appka kaama istaagad hadaad ka badi oo
-Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga